saddex-xagal dhinacyo isle'eg
(m.l)

(xis.) Saddex-xagal leh saddex dhinac oo isle'eg iyo xagal kasta oo ka mid ah xaglihiisuna cabbirkeedu dhanyahay 60°.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saddex-xagal dhinacyo isle'eg

saddex-xagal dhinacyo isle'eg [m.l]
(xis.) Saddex-xagal leh saddex dhinac oo isle'eg iyo xagal kasta oo ka mid ah xaglihiisuna cabbirkeedu dhanyahay 60°.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg